Kulan Looga hadlaayey ilaalinta Xeerka Caruurta Afrika Oo Muqdisho Lagu qabtey

0
129

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankaan wadatashiga oo isuga yimadeen qaar ka mid ah wasaradaha dowlada fadaraalka soomaliya iyo wafdi ka socdey midowga Afrika gaar ahaan qeybta Xaquuqda Caruurta ayaa ka qabsoomey Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka.

Inta uu kulanka socdey ayaa waxaa looga hadley xaalada Caruurta soomaliya shuruucda iyo siyaasadaha jira ee ilaalineya xaquuqda Caruurta iyo faiidooyinka Caruurta u leeyihiin

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here