Kulan looga Hadlaayey Ilaalinta Xaquuqda Caruurta oo Magaalada Baydhabo lagu qabtey.

0
303

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Hay’adda iida ayaa Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ku Qabtey barnaamij lagu daah Furaayey ilaalinta xaquuqda caruurta ayidoo Kaashaneyso wasarada haweenka iyo xaquuqal insaanka dowlada Goboleedka koonfur galbeed soomaliya, Waxaana ka soo qeyb galey Wasiiro, qaar ka mid ah xildhibaanada baarlaamaanka KGS Iyo marti Sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here