Kulan looga hadlaayey Horumarinta Waxbarashada Deegaanada Koonfur Galbeed oo Magaalada Baydhabo lagu Qabtey.

0
385

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulankan Lagu qabtey Xarunta Jaamacada Baydhabo ayaa Waxaa Goobjoog ka ahaa Maamulka Jaamacada, Madax ka socotey Wasaarada Waxbarashada KG, Odeyaasha dhaqanka, qaar ka mid ah Maamulayaasha Jaamacadaha Wax ka dhiga Magaalada Baydhabo Iyo Marti Sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here