Kulan Looga hadlaayey Horumarinta Tayada Waxbarashada Ardeyda Oo Lagu Qabtay Marka

0
59

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankan ka dhacay Xarunta Degmada Marka Ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa Maamulka Degmada la qaatey Maamulyaasha Iskuulada,waxaana looga hadlaayey sidii Ardeyda Iskuulada loogu diyaarin lahaa galista Imtixaanka Qaranka iyo in la Horumariyo Tayada Waxbarashada Ardeyda.

Gudoomiyaha Degmada Marka Cusmaan Muuse Maxamed oo kulanka ka hadlay ayaa Maamulayaasha ku booriyey Waxbarashada isagoo sheegey in hada loo baahan yahay sidii loogu hortagi lahaa caqabad kasta ka hormarin karta Ardeyda in ay Imtixaanka gali waayaan ka maamul ahaana ay diyaar u yihiin in ay la xaliyaan

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here