Kulan looga hadlaayey Horumarinta Korontada Oo Lagu qabtey Degmada Baydhabo

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankaan oo ahaa Aqoon-is-weydaarsiga Ku aadan Wadatashiga Daneeyayaasha Korontada Baydhabo, Ayaa waxaa looga hadlayay Korantada magaalada Baydhabo sidii loo hormarinlahaa si ay u ugu faideystaan Bulshada Magaalada gaar ahaan dib u dajinta loo Sameeyay Ee ku nool kaamamka ku yaala duleedka magalada Baydhabo.

Kulanka oo uu Daahfurey Gudoomiyana Degmada Baydhabo Waxana Ka soo qeyb galay shirkadaha daneeya in ay ka qeybqaataan Hormarinta koranta iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warkung waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here