Kulan Looga hadlaayey Horumarinta Bulshada Oo Lagu qabtey Guriceel.

0
62

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Agaasimaha waaxda Arrimaha bulshada Degmada Guriceel Mudane Hassan Mahdi Geeddi ayaa maanta xafiiskiisa kulan kulayeeshay guddiyada xaafadaha iyo gudoomiyaha Sports ka Degmada si loo dardar galiyo howlaha xaafadaha Degmada iyo kuwa Sportska.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here