Kulan Looga hadlaayey Horumarinta Adeegyada Bulshada Oo Lagu qabtey Doolow.

0
80

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Degmada Doolow oo kulan la qaatey bulsho iyo Waxgaradka, Dhalinyarada iyo Maamulka xeerooyinka Barakacayaasha Qansaxleey ayaa ka xog wareystay xaaladaha guud ee bulshada.

Kulankaan ayaa diirada lagu saaray arrimaha amniga, baaahiyaha horumarineed ee ka jira xerada Qansaxleey, mashaaricda la filayo iyo sidii loo xoojin lahaa.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here