Kulan looga hadlaayey doorka warbaahinta puntaland ay ka qaadatey Doorashoyinka oo Boosaaso lagu qabtey

0
121

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa dhawaanahaan Degaanada Dowlada Goboleedka Puntaland ka Socodey Doorasha Qof iyo cod ah oo ay ku tartameyaan musharaxiin kala duwan oo isuga jira rag iyo dumar taasi oo lagu dooranaayey goliyaasha degaanka ee dowlada goboleedka puntaland.

Ururka Warbaahinta Puntland ee MAP ayaa Boosaaso ku qabtay Kulan dib u eegis loogu sameeynayay Hanaankii ay u dhacday Doorashadii Qof iyo Cod Doorkii ay ka qaateen Warbaahinta Caqabadihii ay la kulmeen Haweenka Musharixiinta iyo si guud waxyaabihii laga bartay doorashada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here