Kulan Looga Hadlaayey Doorka Wacyi-gelineed Ee Warbaahinta ay Ka Qaadan Karto Qoondada Haweenka Oo Baydhabo Lagu Qabtay

0
233

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xili lagu gudajiro doorashada guud ee dalka Soomaaliya Sanadka 2021 ka, iyadoona ay bilaabatay doorashada aqalka hoose ee Baarlamanka dalka, waxaa magaalada Baydhabo lagu qabtay kulan dood wadaag ah kaasi oo ku saabsanaa helitaanka qoondada haweenka ee boqolkiiba 30 ka ah.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here