Kulan looga Hadlaayey Doorka Siyaasada ay ku Leeyihiin Haweenka Soomaaliyeed oo baydhabo lagu qabtey.

0
188

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed, waxaa looga hadlaayay Doorka Haweenka ee Arimaha Siyaasada, xili wadanka uu ku jiro doorasho, waxaana sidoo kale kulanka looga hadlay qoondada Haweenka ee Boqolkiiba 30 ka ah ay ku leeyihiin Kuraasta Labada aqal ee Baarlamanka.

Warkung wailba nighaaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here