Kulan looga hadlaayey Doorka Haweenka Fayadhowrka Oo ka dhacay Baydhabo

0
56

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qeybaha Kala Duwan ee Lataliyaasha Madaxweynaha KG ayaa kulan la yeeshey Ururada haweenka kaasi oo looga hadlayey kaalinta haweenka ee xoojinta amniga iyo fayadhowrka

Waxaa Kulanka oo ay soo qaban qaabisay Gudoomiyaha Haweenka Degmada Baydhabo Marwo Hindiyo Isxaaq Ali, lagu gorfeeyay Arimaha Haweenka, Amniga iyo fayadhowrka.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here