Kulan looga hadlaayey dardargelinta wajiga labaad Dhismaha Waddooyinka Kismaayo Oo lagu qabtay Magaaladaasi

0
73

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo ay geba gaba marayaan Dhismaha Wadooyinka Magaalada Kismaayo ayaa Waxaa Magaaladaasi lagu qabtey Kulan looga hadlaayey dardar gelinta Dhismaha Wajiga Labaad Laamiyada Magaalada,waxaana ka soo qeyb galay Madax ka socotey DFS iyo kuwa Maamulka Jubaland iyo Mas’uuliyiinta Shirkada dhiseysa Wadooyinka

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Howlaha Guud iyo Guriyeynta Jubaland Mahamed Mursal ayaa waxa uu ka hadlay Waxyaabihii ay kulanka inta uu socdey isla garteen ee ku aadan sidii loo dardar gelin lahaa dhismaha wajiga labaad ee Laamiyada Kismaayo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here