Kulan Looga hadlaayey dardargelinta dhismaha Wadooyinka Oo ka dhacay Xudur

0
79

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Degmada Xudur ahna duqa magaalada Cumar Cabdulaahi Maxamuud ayaa kulan la qaatey Odayaasha dhaqanka wuxuuna kala hadley doorkooda muhiimka ah ay ka qaataan dib u dhiska iyo mashaariicda horumarineed ee ka socda magaalada kulanka ayaa u ujeeddadiisu ahayd sidii degaanka u noqon la ahaa degaan quruxo badaan loo soo dalxiiso

Gudoomiyaha degmada Xudur oo safar ku tagay dalka dibadiisa ayaa sheegey in loo soo balan qaadey dhismaha wadooyin laami ah mid ugu horeeyana laga bilaabi doono bartama Magaalada sidaa darteed Bulshada Xudur u sheegey in loogu baahan yahay in qaaraan ku darsadaan si loo hirgeliyo wadooyinka

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here