Kulan looga hadlaayey Dardargelinta Dhismaha Dekedda Baraawe Oo Baydhabo lagu qabtay.

0
105

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Shariif Isxaaq iyo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Cabdulaahi Cabdi Maxamed ayaa kulan Wadatashi oo looga hadlayey Dardar-gelinta Dhismaha Dekeda Baraawe la qaatay Ganacsatada Koonfur Galbeed ee ku sugan Magaalada Baydhabo Xarunta KM-gaarka Mamulka KG.

Ganacsatad ayaa si wadajir ah waxay uga hadleen muhimada Dekeda Barawe ayagoona ay raaciyeen in ay jirtay baahiy loo gabay dekeda kuna taageerayaan kaliintoooda mesha ay kaga adan tahay.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here