Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xafiiska wasaaradda gar gaarka iyo mareynta masiibooyinka dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka dhacay shirk ku saabsanaa arimaha gargaarka kaasi oo wasaaradda ay la yeelatay hay’adaha ka shaqeeya arimaha samafalka iyo gar gaarka.
Wasiirka wasaaradda gar gaarka iyo mareynta masiibooyinka KG ayaa warbixin ka dhageystay hay’adaha ka shaqeeya arimaha samafalka oo sedaxdii biloodba mar la qabto.
Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse AteeraÂ