Baydhabo(Radio Arlaadi)-Guddiga arimaha barkacyaasha, maaliyada iyo dib u dhiska ee golaha degaanka Degmada Waajid ee gobolka bakool ayaa waxey kulan ay iskugu imaadeen looga Hadley sidii arimahaasi wax looga qaban lahaa.
Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera