Kulan Looga hadlaayey Arimaha Amaanka iyo Gargaarka Oo ka dhacay Baydhabo.

0
24

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirkaan oo shir gudoominaayey Ku simaha Madaxweynaha ahna Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Nuur Maxamed Macalin oo ay Wehliyaan Wasiiro, La-Taliyaal iyo Saraakiisha Hay’addaha Amniga ayaa waxaa looga hadlaayey amniga iyo Sidii loo hormarin lahaa arimaha Biniadanimada iyo Xiriirka, Ayidoona Kulanka uu Qeyb ka ahaa Wafdi uu Hogaaminayey ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay uqaabilsan Arimaha Biniadanimada iyo Xiriirka Soomaliay.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here