kulan Looga Hadlaayay Yareynta isticmaalka dhuxusha Oo Lagu Qabtay Muqdisho.

0
47

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada XFS kulan la qaadatay mas’uulin ka tirsan ganacsatada gaaska ee dalka, kulankan ayaa uljeedkiisu ahaa in la sameeyo wada shaqeyn buuxda iyo sahminta hababka casri ah si meesha looga saaro isticmaalka dhuxusha loona xoojiyo gaaska.

Kulanka oo ka dhacay xarunta wasaaradda ayaa waxaa iskugu yimid qeybaha kala duwan ee bulshada sida mas’uulin ka tirsan dowladda soomaaliya, madaxda shirkadaha iyo aqoonyahnada ku xiil dheer degaanka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here