Kulan Looga hadlaayay Xuquuqda Dadka baahiyaha gaarka qaba Oo Hargeysa Lagu qabtey.

0
82

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulanka Isku Xirka daneeyayaasha Xuquuqda Aadanaha oo uu soo qaban qaabiyey Gudiga Xuquuqda Aadanaha Ee Soomaaliland ayaa waxaa ka soo qeyb galay daneeyayaasha Xuquuqda Aadanaha ka shaqeeya iyo Haweenka.

Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saari doonaa Xuquuqda Dadka baahiyaha gaarka qaba  iyo sidii loo ogaan lahaa dhibaatooyinka ay qabaan

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here