Kulan looga hadlaayay Xoojinta Olalaha nadaafada iyo fayadhowrka Oo ka dhacay Gaalkacyo.

0
43

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankaan ayuu ahaa mid looga hadlaayay xooginta ololaha nadaafadda iyo faydhoorka caafimaadka bulshada degmada Gaalkacyo ayaa lagu qabtay xarunta dowladda hoose degmada Gaalkacyo.

kulanka oo shir guddoominaayay duqa degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo welinayeen Xoghayaha maamulka Cabdisalaan Sheekh Salaad iyo mas’uulin kale, gudoomiyaasha xaafadaha degmada iyo shaqaalaha nadaafadda.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here