Kulan Looga Hadlaayay Xoojinta La Socodka Arimaha Xuquuqda Carruurta Oo Baydhabo lagu gabtay.

0
146

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulan Looga hadlaayay Xoojinta La Socodka Arimaha Xuquuqda Caruurta Soomaaliya ayaa waxa kaso geyb galay Wasiiro,Xillibano,Hay,adaha u dooda Xaquuqda Carrurta iyo Bulshada Rayidka waxaana si gaar ah looga hadlay Askareeynta Carrurta inay helaan Waxbarsho iyo sidii loo illaalin lahaa Xaquuqdooda.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here