Kulan looga hadlaayay Xad-gudubyada loo geysto Carruurta Oo lagu qabtay Muqdisho

0
62

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan ayaa inta uu Socdey ayaa waxaa aad loogu doodayay Muhiimada ay leedahay ilaalinta Xuquuqda Caruurta taasi oo aan inta badan Bulshada ku Baraarugsaneyn.

Agaasimaha Hay,daha Badef Bashiir maxamed xaaji ayaa ka warbixiyay Muhiimada kulankan loo qabtey iyo sida ay in loo ilaaliyo Xuquuqda Carruurta

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here