Kulan looga hadlaayay Tacadiga ka dhanka ah Haweenka Oo lagu qabtay Muqdisho

0
70

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay kulan looga hadlayay Tacdiga ka dhanka ah Haweenka iyo dib u eegista Dastuurka waxaana kulan qabtay Wasaradda Haweenka XFS.Kulanka ayaa waxaa ay dib u eegis ku sameenayay Xuquuqada Haweenka ay ku leeyihiin Dastuurka.

Shirka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Culumaahudiinka, quburo sharci yaqaan ah , iyo qaar ka mid ah Ururada Haweenka ee dalka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here