kulan looga Hadlaayay Sidii Wax looga qaban lahaa Dadka Barakacayaasha Oo Baydhabo Lagu qabtey.

0
45

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa waxaa Diirada lagu saarayey sidii wax loogu qaban lahaa Dhibaatooyinka heysta Barkacyaasha ah ee Ku nool Deegaanada KG kuwaas u baahan in wax laga qabto Maadaama Lagu gudi Jiro Xili Roobaadka ayna u fudud yihiin Dhibaatooyinka.

Kulanka Oo saacada Badan qaatey Kadib Masuuliyinta Iyo Hay’adaha ay Isla qaatey in Si Deg deg ah Wax Looga qabto Baahiyaha Dadka Barkacyaasha ah Ee Uu Saameeyey Roobkii Dhawaan Ka da’ay Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here