Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulankaan ayaa waxa ay soo qaban qaabisay Dalada Xuquuqul insaanka iyo Hormarinta Haweenka KG waxaana kulanka u jeedkiisu ahaa sidii loogu hadli laha qoondada haweenka arimaha Siyaasada sida Koraasta matalaada Barlamaanka labada Aqal.
Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade