kulan looga Hadlaayay ka hortaga xaaladaha caafimaad ee ka dhalan kara fatahaada Oo Lagu Qabtay Jowhar.

0
46

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Webiga shebeele ayaa qeybo kamid ah ku fatahay degaano ka tirsan gobolka Sh/dhaxe, waxaana gudoomiyaha degmada Jowhar Maxamuud Xasan Bariise ayaa waxaa uu kormeerey qeybaha uu ka kooban yahay isbitaalka Hooyada iyo dhalaanka ay maamusho hay’adda IMC, asigoona sidoo kale ka xaal wareystay maamulka gacanta ku haaya Isbitaalka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here