Kulan looga hadlaayay ka hortaga qataraha ka dhalan kara Fataahada Webiga Shabeele Oo ka dhacay Degmada Jowhar.

0
55

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankaan ka dhacay Xarunta Degmada Jowhar ayaa waxaa loogu hadlaayey ka hortaga fatahaada wabiga shabeele iyo xal u helida daadadka ka dhasha Roobka Deyrta ayaa waxaa yeeshey Odoyaasha dhaqanka iyo Gudiyada Xaafadaha Magaalada iyo Maamulka Jowhar

Kulanka kadib ayaa waxaa marka hore warbaahinta la hadlay qaar kamid ah Odoyaasha dhaqanka iyo Gudiyada Xaafadaha Magaalada kulanka ka qeyb galay iyagoo sheegey in ka diyaar garoobeen halisaha daadadka ka dhalan kara Roobka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here