Kulan Looga Hadlaayay Ka hortaga Nabaad Guurka Dhirta Oo Lagu Qabtay Magaalada Baydhabo .

0
176

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaarada Bey’ada Iyo Duur Joogta Koonfur Galbeed Mudane Cali isack cumar ayaa daahfuray olole wacyigelin oo ku saabsan Arrimaha degaanka gaar ahaan ka hortagga xaalufka iyo saamayta xun ee dhuxusha kaas oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Bey’ada Iyo Duur Joogta DKGS.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here