Kulan Looga hadlaayay Halbeegya-da iyo Siyaasadaha Waxbarashada Oo Baydhabo ka dhacay.

0
123

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankan oo ku Saabsanaa Hirgelinta Halbeegya-da iyo Siyaasadaha Waxbarashada oo ay Soo qabanqabisay Hay’ada Daaf ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiir kuxigeenka wasarada waxabarshada dowalad goboledka koonfur galbeed soomaaliya , Agaasimaha guud wasarada haweenka iyo xaquul insaanka koonfur galbeed soomaaliya , wasarada waxabashada hidha iyo tacaliinta sare soomaaliya, iyo kuwa maamul gobaleedyada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here