Kulan looga hadlaayay Dowlad Wannaaga iyo Arimaha Deegaanka Oo lagu Qabtay Magaalada Baydhabo

0
176

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dood wadagaan oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Bay’adda iyo Duur joogta Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa lagu casuumay qaar ka mid ah ururada Bulshada Waxaana dood wadaagan la isku dhaafsaday Fikiro ku saabsan sidii looga hortagi lahaa Xaalufinta Dhirta, Isticmaalka Dhuxusha,Arrimaha deegaanka iyo Dowlad Wanaaga.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here