Kulan Looga Hadlaayay Doorashooyinka Qof iyo Cod Oo Baydhabo Lagu qabtey

0
112

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankaan oo looga hadlayay Doorashooyinka Dalka gaar ahaan Doorashada Qof iyo Cod ayaa waxaa qabtay Xafiiska Taageerida Qaramada Midoobay ee Soomaaliya – UNSOS waxana loo gabtay Ururada bulshad rayidka Sida Haweenka,Dhalinyarada,Odiyaasha iyo Dadka qaba baahiyaha gaarka ah.

qaar ka mid ah ka faai’deystayaasha waxay sheegeen muhimada ay leedahay in dalka laga qabto doorasho ay u Madax banaan yihiin Shacabka ay ku so dooran karaan Madaxdooda.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here