Kulan Looga hadlaayay Diyaarinta Istaraatijiyada bahda Cadaaladda Oo Lagu Qabtay Jowhar.

0
39

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Jowhar ee Caasimada Hir-shabeele ayaa lagu daah-furay kulan looga hadlaayay diyaarinta istaraatijiyada bahda Cadaaladda, kaas oo sidookale lagu qabtay Qeybo kamid ah Gobolada Dalka Soomaaliya.

waxaana Daah-furka Kulanka ka qeyb-galay Xubno laga soo Xuley Ururada Bulshada Rayidka Magaalada Jowhar, Bahda Garsoorka iyo Xubno ka socdey Ciidamada Booliiska.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here