Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan oo ahaa is-xog waraysi iyo isla-xisaabtan ayaa waxaa uu Guddoomiye kuxigeenka Golaha Deegaanka dagmada Afmadow la yeeshay Hay’adaha Maxalliga ah iyo kuwa gaarka loo leyahay ee ka howlgala dagmada Afmadow.
Waxaa Kulankan oo Gudoomiyaha ku wehlinaayay Xoghayaha dagmada Afmadow Xalane Maxamed Bashiir ka qayb galay Xubnaha dowladda hoose, isku duwayaasha Wasaaradaha Jubbaland, Madax Xafiiseedyada Hay’adaha dowladda, hay’adaha ganacsiga iyo masuuliyiin kale.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday