Kulan Looga hadlay Arrimaha Bani,Aadanimada Oo Xudur kadhacay

0
83

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Degmada xudur ahna duqa Magaalada Mohamed Macalin Axmed oo ay wehlinaayaan gudoomiye ku xigeenada gobolka iyo degmada ayaa kulan guud la qaatey hay,adooyinka ka shaqeeyo arimaha bani’aadamnimada ee ka howlgala degmada xudur ee xarunta gobolka bakool.

Markii uu kulanka soo idlaaday ayaa waxaa warbaahinta la hadlay Gudoomiyaha Degmada xudur isagoona hay,adaha farey in ay sida ugu dhaqsiyaha badan udardargeliyaan arimaha bani’aadamnimada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here