Kulan lagu soo dhaweynayey Maamulka Gobolka Baay Oo lagu qabtey Baydhabo.

0
21

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiiro, Xildhibaano,Gudoomiyasha Degmooyinka Baydhabo, Berdaale, Saraakiisha Hay’addaha Amniga iyo Qeybaha kala duwan Bulshada ayaa ka qeyb galay Munaasabad isugu jirtay Xilwareejin iyo soo dhoweyn Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Baay Mudane Maxamed Isaaq (Caraas) oo Maanta Baydhabo ka qabsoontay.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here