Kulan Lagu soo dhaweynayay Maamulka Cusub Gobolka Sh.dhaxe Oo Lagu qabtay Jowhar.

0
45

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabeele waxaa lagu qabtey munaasabad lagu Soodhoweynaayey Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Shabeelada Dhexe sidoo kalena lagu sagootinaayey Gudoomiyihii hose ee Gobolka oo mudo 12 Sano Ah Gudoomiye ahaa shabeelada Dhexe

Munaasabada ayaa waxaa ka sooqeybgalay Masuuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeele , Maamulka Degmada Jowhar iyo Qaar ka mid ah Shacabka qeybihiisa kala Duwan

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here