Kulan lagu soo Bandigayay dhibaatada Daawooyinka kiimikada leh Oo Muqdisho ka dhacay.

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadaan oo lagu qabtey xarunta daryeelka Caafimaadka Maqaarka ee Sudeermo Magalada Muqdisho ayaa waxaa lagu soo bandhigey dhibaatooyinka isticimalka daawoyinka ka sa meysan kiimakada ee jirka lagu qurxiyo iyo sidii loo gaarsiin lahaa Wacigelin ku aadan saameynta dawooyinkaas.

Munasabada ayaa waxaa ka soo qeyb galey masuliyiin ka tirsan dowlada soomaliya Maamulka Gobolka Banaadir Dhaqatiir dhinaca maqaarka ururada bulshadab rayidka iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here