Kulan Lagu soo bandhigayay xog ururin ku saabsan isbedelka cimilada Oo Lagu Qabtay Dhuusamareeb.

0
80

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan lagu soo bandhigeyay qoraalka xog aruurinta la qabsiga isbadalka cimilada ayaa soo qaban qaabisay Wasaarada Deegaanka,Isbadalka Cimilada iyo Horumarinta Reer Miyiga Galmudug oo kaashaneysa hay’adda UNDP.

Kulanka waxaa kasooqeybgalay wasaraaraddo kala duwan ee xariirka laleh, ururka Haweenka, Ururada bulshada Rayid, jaamacadaha maamulka degmada Dhuusamareeb, Hey’adaha maxaliga ah iyo kuwa caalamiga ahba.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here