Kulan lagu soo Bandhigayay Cilmi baaris kala duwan Oo lagu qabtay Muqdisho.

0
99

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabad lagu soo bandhigayay cilmi baaris kala duwan oo ay sameyeen bariyaasha Jaamacaddda Soomaaliya ayaa lagu qabtay Muqdisho, waxaana ka soo geyb galay gudoomiyaha jaamcada soomaaliya, cilmi baariyaal , iyo mati sharfa kale.

kulanka ayaa waxaa lagu lafa gurayey daraasaadka kala duwan Ee lagu daabacay Cadadka 2aad majaladan oo quseeyo iyo Mowduucyo kala duwan oo muhiim u ah bulushada.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here