Kulan lagu soo bandhigayay baahiyaha qorshayaasha horumarinta deegaanada Jubaland Oo Kismaayo Ka dhacay

0
96

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan lagu soo bandhigayay baahiyaha qorshayaasha horumarinta deegaanada oo ay Wasaaradu kaso aruurisay.

kulankan ayaa waxa ka soo qeyb galay Wasaaradda Qorsheynta ,dhalinyarada , gancasiga xoolaha ,iyo wasarada shaqada iyo shaqaalaha haydaha ka shaqeeya arimaha bulushada, haydaha NRC.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here