Kulan Lagu Sagootinayey Cilmi baariyaal ka tirsan Mac-hadka Heritage Oo Dhuusamareeb lagu qabtey

0
45

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madaxwayne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir ayaa kulan casho sharaf iyo sagootin is kugu jiray magaalada Dhuusamareeb ugu sameeyay Cilmi baariyaal sare oo ka socdeen machadka daraasaadka Siyaasada ee Heritage kuwaasi oo maalmahaan magaalada ku qabanaayay madalo diiradda lagu saraayay Nabadda iyo dib-u heshiisinta.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here