Kulan lagu heshiisiinayay beelo dagaalamay Oo lagu qabtay Dagmada Warshiikh.

0
75

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankaan ayaa waxaa uu ahaa mid dib u heshiisiin ah isla markaasina ay soo qaban-qaabisay wasaaradda arimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa waxaa ka soo qeyb galay odiyaasha dhaqanka,aqoonyahno iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool degmada Warshiikh ee gobolka Sh/dhaxe.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlaayay dib u heshiisiinta meelood walaalo ah oo ku dagaalamay degaanka degaanka maaxaay oo ka tirsan degmada Warshiikh ee gobolka Sh/dhaxe.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here