Kulan lagu dhiirigelinayey Dhalinyarada Oo Lagu qabtey Magaalada Baydhabo.

0
20

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dowladda hoose ee degmada baydhabo ayaa kulan dhiiragelin ah u qabtey ururka dhalinyarada degmada baydhabo oo kaalin muhiim ah ka soo qaatey garab siinta dadka danyarta ah, dib u dayacatirka nadaafada iyo bilicida goobaha muhiimka ah ee magalada.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galeen maamulka degmada baydhabo, gudoomiyaasha 10ka xafadood ee magalada dhalinyaro iyo marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here