Kulan lagu dhiiragelinayay Haweenka Golaha deegaanka Cusub Buurhakaba Oo lagu qabtay degmadaasi.

0
139

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ayadoo dhawaantan ladhisey xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada buurhalaba ee gobolka Baay ayaa waxaa xildhibaanad bishaaro Ali Nuur (bishaaro gaabey) oo ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada dowlad goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa ay magaalada buur hakaba kulan kula qaadatey xubnaha haweenka ah ee ka tirsan golaha deegaanka degmada buurhakaba ee dhawaan ladhisey ayadoona kula dardaarantey in ay ka shaqeeyaan dowladnimada .

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here