Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulan ay soo qaban qabiyeen aqooyahnada iyo xildhibaanada golaha degaanka degmada xudur ayaa waxaa lagu dhiira galinaayey dhalinyaradii kasoo qeyb qaadatey tartan aqooneedkii bishii ramadaan iyo gabdhaha ururka xudur Girls ku waasi oo ka shaqeyaan hormarinta degaanka.
Warkan waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera