Kulan Lagu Bandhigayay Xirfadaha iyo wajibaadka Hanti dhowrraha Oo Muqdisho Lagu qabtey

0
101

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankaan oo ay soo qaban qaabiyeen macahdka hanti dhowriyaasha gudaha soomaliya ayna ka qeyb galeen hanta dhowraha guud ee qaranka agaasimaha bangiga dhaxe, ururka bangiyada soomaliyeed, ururka jaamacadaha magalada muqdisho, aqoonyahano iyo marti sharaf kale ayaa lagu qabtey magalada muqdisho ee casimada dalka.

Kulanka daneeyiyaasha kala duwan ee hanta dhowriyaalka gudaha ayaa waxaa lagu soo bandhigey warbixino cilmiyeysan oo ka turjumeysa masuuliyahadaha xirfadaha iyo wajibaadka hanta dhowrka ,hufnanata xisaabinta uu dalka uu hiigsado ,hormarinta kobaca dhaqaalaha si la mid ah dalalka hormarey.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here