Kulan ku saabsan hormarinta mashruuca biyooley wejigiisa Labaad oo baydhabo ka furmay

0
228

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulan looga hadlayey Wajiga laabd Mashrucaa Biyooley ayaa manata ayaa mant ka furmay magaalada baydhabo ee xarunta gobolka waxana isugu yimaday agaasimiyaasha wasaradaha gaar ee maamulka koonfur galbeed soomaaliya waxana si weyn looga hadlay side horay looga sii wadi lahaa mashrucaan waxana goobjoog ka ahayeen masuliyeen ka soctay dowlada federalka soomaaliiya.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here