Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankaan ayaa waxaa goobjoog ahaa wasiirka wasaaradda Tamarta Kg, qaar ka mid ah agaasimiyaasha wasaaradaha Kg, gudoomiyaha guddiga Barkacyaasha iyo qoxootiga KG, maamulada gobolka baay, kan Degmada Baydhabo iyo hay’addaha taageera barnaamijkaani.
Barnaamijkaan ku saabsanaa Faafinta iyo Wacyigelinta Xeerka Biyaha KG ayaa waxaa si wada jir ah u filinayaan wasaaradda Tamarta DF, KG World Bank Group iyo Biyoole, waxaana laga wadaa guud ahaan gobolada dalka.
Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera