Kulan ku saabsan xoojinta Amniga iyo la shaqaynta booliska Oo Lagu Qabtay Garowe.

0
30

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankaan ayaa ahaa mid looga hadlayey amniga iyo nadaafadda xaafadda Horseed ee Garoowe waxaana ka qayb galay masuuliyiin ka soctay Dowlada hoose ee garowe iyo Bulshada Xafadaha Maagalada.

Gudoomiyaha Xafadda Horseed Garoowe Muxubo Maxamuud Yuusuf ayaa qabatay Shir Lagaga Hadlayo Amniga iyo Nadaafada Xafadda Horseed Garoowe ayaa faafahiin ka bixisay muhiimada aya leedahay nabada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here