Kulan ku Saabsan Wax ka qabashada Nuglaanshaha Bulshada Oo Baydhabo lagu qabtey.

0
26

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shir looga hadlayey Dardargelinta Mashruuca BRICS oo ah Mashruuca dhisida u Adkeysiga Bulshada nugul ee Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Bay.

Sidookale Shirka ayaa waxaa looga dan leeyahay in wax looga qabto waxyaabaaha dhaliya nugeylga sida isbadalka Cimilada, Adeegyada Aas-aasiga ah iyo dejinta qorshe ka hortagista Barakac cusub.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here